Afar Qodob oo laga bartay Shirka Galmudug iyo Ahlu-sunna
Shirka Jabuuti ee Ahlu-sunna iyo Galmudug ayaa wili soconaya waxaana jira warar Sheegaya in isku soo dhawaansho labada dhican uu jiro waa Wafdiga uu horkacayo Madaxwaynaha Galmudug Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo Ahlu-sunna Wafdigeeda Hugaaminaya oo la sheegayo in ay jiraan isfahan laga gaaray Awood Qaybsiga Maamulka Garahaan in Laysku daro Labada Baarlamaan. Ururka IGAD […]
Continue Reading