Miyuu dhamaaday Khilaafkii Madaxda Galmudug?

Magaalada jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa maanta gaaray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Duucalle Geelle (Xaaf) ku xigeeniikiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo wasiirada Maamulkaas. Waa markii ugu horaysay ee labada Masuul wada galaan Safar Shaqo waxii ka danbeeyay Khilaafkoodii soo biloway daba yaaqadii Bishii September ee sanadkaan Madaxda Galmudug ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Hobyo

Roobab mahiigaan ah ayaa xalay iyo maanta ka da’aya degmada Hobyo iyo Tuulooyinka Hoos yimaada koofurta Gobolka Mudug, Roob Mir ah ayaa xalay ka curtay deegaanadaas. Waxaana wali da’aya Roob biyo dhigay magaalada. Deegaanada Xeebta Gobolka Mudug muddo saddex sano ah kama di’in roob fiican, waxaana roobka heleen ku diirsaday dad iyo Duunyo. Togaga biyo […]

Continue Reading

Maydka Xildhibaankii Galmudug oo wili banaanka yaal

Wararka Muqdisho ka imaanaya waxey sheegayaan inaan weli la aasin xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ay Arbacadii Muqdisho ku dileen ilaalo la socotay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo Baarlamanka Somalia ka tirsan. Xildhibaanada iyo odayaasha marxuumka ayaa isku raacay inaan la aasin inta uu xildhibaan Abuukate ku doodayo in xildhibaanka la dilay uu bistoolad lasoo baxay […]

Continue Reading

Warbixin:Soyaalka Khilaafka Madaxda Galmudug

Khilaafka Madaxda sare ee Maamulka Galmudug ayaa ah mid wili taagan waxaana Gaabis galay adeegyadii Maamulka ay ka sugayeen Bulshada Deeganku kuwaas oo uu Cuuryaamiyay Khilaafka Madaxwayne Xaaf oo dhinac ah iyo ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo dhinac ah. Goormuu bilowday Maxuuse salka ku hayaa Khilaafku? Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale […]

Continue Reading

Galmudug oo dalbatay in sharciga la horkeeno askarigii dilay Xildhibaanka

Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka inay sharciga horgeyso askarigii ka dambeeyay dilka Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabayay Maxamed Cabdi Guuleed (Madoobe) ayaa waxaa toogasho ku dilay mid ka mid ah Ilaalada Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo […]

Continue Reading

Yusuf Garaad oo Kenya Kula kulmay Madaxda Ahlu-Suuna

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar ayaa kulan la qaatay Hugaamiyaaha Maamulka la magacbaxay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xassan iyo Wadaadka lagu Xanto in talada Ahlu-Suuna ka godo Macalin Maxamud. Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garad oo sida Caadada ah bartiisa Facebook ku qora kulamada iyo howlaha Wasaaradda ayaa sidan […]

Continue Reading

Xildhibaan galabta lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed Moadoobe oo kamid ahaa Baarlamaanka Galmudug oo goordhow u geeriyooday Dhaawac halis ah oo kasoo gaaray rasaas  ay ku fureen ilaalada Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka. Xildhibaanka ayaa dhowr xabadood madax ugu dhaceen, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka Degfeer Magaalada Muqdisho, Xildhibaan ayaa marayey meel ku dhow isgoyska Sayidka. Xildhibaanka geeriyooday […]

Continue Reading