Madaxwayne Xaaf”Awooddaha wa la qaybiyay waa ku waygii!

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Hadal ka jeediyay Munaasabaddii ay Heshiiska ku saxiideen Galmudug iyo Ahlsunna ayaa Midaynta Galmudug iyo Ahlusunna Guul ku tilmaamay.Madaxwayne Xaaf ayaa sheegay in Arintaani taagnayd 7dii-sano ee u danbaysay waxuuna u mahad celiyay Dhamaan cid kasta oo ka qayb qaadatay arintaan Xaaf oo Hadalkiisa sii wata […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunno

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goordhow heshiis ka kooban 14 qodob ku saxiixay xarunta Madaxtooyada Qaranka Magaalada Muqdisho. Madasha heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad gobleedyada, Safiiro iyo masuulyiin kale. heshiiska ayaa u qornaa […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda WFP & Safaaradda Talyaaniga oo gaaray Hobyo

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada. Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo dhiirogaliyey Ciyaartoyda Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay casho sharaf u sameeyey ciyaartoyda Galmudug u matalaya koobka maamul goboleedyada kaas oo dhawaan ka furmi doona magaalada muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiiro, xildhibaano, Madaxda ciyaaraha iyo ciyaartoy. Waxaana ujeedadu aheyd sidii loo dhiirigalin lahaa ciyaartoyda oo ciyaar wanaag ka muujiyey kulankii sanadkii […]

Continue Reading

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” oo Cadaado lagu soo bandhigay (Sawirro)

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” ayaa galabta lagu soo bandhigay Hotelka Central Magaalada Cadaado, Bandhiggan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Madasha #Heego_Forum oo ay aasaaseen dhalinyaro ku nool Magaalada Cadaado. Buuggan maanta lasoo bandhigay ayaa waxaa qoray nin dhalinyaro ah lagu magacaabo Galad Maxamed Barre, kaas oo dugsiga sare uga baxay Magaalada Cadaado. […]

Continue Reading

Akhriso: Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha dowlad goboleedyada

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo bandhigay  Isku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada, ciyaarahan oo la filayey inay sanadkaan lagu qabto Kismaayo ayaa loo wareejiyey magaalada Muqdisho oo sanadkii labaad martigalinaysa ciyaarahan.  isku aadka ayaa la dhigay wareegga koowaad laba Group. GROUP A: Banaadir, Galmudug iyo Jubbaland GROUP B: Hirshabeelle, Puntland iyo Koofur Galbeed

Continue Reading

Khadar Biciid oo loo doortay Gudoomiyaha Dalada aan dowliga aheyn Soomaaliya (Sawirro)

Shirka wadatashiga daladaha bulshada rayidka dowlad goboleeyada ayaa waxaa lagu qabtay magaalada kismaayo xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Jubbaland.  waxaana gogosha fidiey  JUNSA ( jubbland non state actors). Shirka oo socday 2-4 december ayaa laga soo saaray  Qodobo muhiim ah kasoo bexeen laguna doortay hogaan mideeya Daladaha aan dowliga aheyn heer federal.  Madashan ayaa Waxaa soo […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug waxaa Garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale. Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha maamulka Galmudug magaalada Jabuuti ee dalka […]

Continue Reading

Galmudug iyo Ahlu sunna oo heshiis gaaray (Sawirro)

Dowlad goboleedka Galmudug iyo garabka Ahlu sunna ayaa goordhow dalka Jabuuti ku kala saxiixday heshiis horudhac ah kadib 8 maalmood oo ay ku sugnaayeen dalka Jabuuti. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa labada dhinac u kala saxiixay heshiiska. Heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa […]

Continue Reading