Home » Archives by category » Wararka Maanta

Cadaado oo aan Caawa laga seexan…. Xogtii ugu dambeysay…

Share This Post

Magaalada Cadaado ayaaa waxaa caawa ka socda shirar kala duwan, Waxaa ku sugan masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Aqalka Sare Abshir Bukhari, Senator Cabdi Qeybdiid, Wasiir Axmed Qoorqoor, Xildhibaan Abtidoon yare, Xildhibaan Warsame Joodax, Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed iyo qaar ka mid…

Maxaa kasoo baxay Shirkii Xildhibaanada iyo Reer Cadaado?

Share This Post

Wafdi xildhibaano heer federaal ah ayaa galabta soo gaaray, wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari. Wafdigan waxaa ka mid ahaa Senator Cabdi Qeyndiid, Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Xildhibaan Warsame Joodax, Xildhibaan CabdiXakiin Macalin Maxamed. Sidoo kale Cadaado waxaa horey ugu sugnaa Wasiir Axmed…

Wararkii ugu dambeeyey Cadaado & Dhuusamareeb

Share This Post

Hadii aan ku  bilowno Magaalada Cadaado ayaa tan iyo xalay waxaa ka socday shirar isdaba joog ah oo ay yeelanayeen waxgaradka deegaanka. waxaana goordhow soo gabagaboobay shirkii ugu dambeeyey. Saxaafadda ayaa dibad joog ka aheyd shirarkaas, waxaana xogta ka soo baxaysa shirarkaas sheegeysaa Reer Cadaado ay ku adkeysteen go’aankoodu hore…

Wasaaradda Amniga oo Warbaahinta uga digtay baahinta Wararka Al-Shabaab

Share This Post

Afhayeenka Wasaaradda amniga gudaha Somaliya C/casiis Xildhibaan ayaa Warbaahinta wuxuu uga digay inay baahiyaan wararka la xiriira Ururka Al Shabaab. C/casiis Xildhibaan oo Saxaafadda la hadlay, ayaa wuxuu sheegay in aanan loo baahneyn buun buuninta wararka ku saabsan Shabaab, kadib markii qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ay baahiyeen war…

Dhuusa-marreeb:Dibu Dhac ku yimid Dhamaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna.

Share This Post

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Munaasabadda mideynta iyo dhameystirka heshiiska ay kala saxiixdeen Ahlusuna iyo Galmudug. Dib u dhacan ayaa la xiriira arrimo farsamo iyo wafuudii la filayay inay magaalada Dhuusamareeb tagaan oo aan wali soo…

K/Galbeed oo Nolosha ku qabatay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab,

Share This Post

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Koofur Galbeed iyo ciidanka xoogga dalka ay nolosha ku qabteen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Manaas. Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa howl gal ku qaaday deegaanka Manaas oo qiyaastii 45KM u jira Baydhabo.…

Xogtii ugu dambeysay Magaalada Cadaado

Share This Post

Magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa ka dhacay shir albaabadu u xirnaayeen oo ay yeesheen Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Waxgaradka degmada Cadaado. Shirkaan oo qaatay in ka badan laba saacadood ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday, waxaana waxgaradka Cadaado hordhigeen Madaxweynaha Qodobo dhowr ah oo isugu jiray Cabasho iyo Codsi.…

Axmed Madoobe oo ka baaqday Shirka Dhuusamareeb

Share This Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu  u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka…

Madaxweyne Farmaajo oo shir albaabadu u xiran yihiin la leh Waxgaradka Cadaado

Share This Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay galab soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa shir albaabadu u xiran yihiin xarunta Madaxtooyada Cadaado kula leh waxgaradka Cadaado. Madaxweynaha oo la filayay inuu saaka u safro Dhuusamareeb ayaa waxaa dib u dhac ku yimid safarkiisa. Waxaana Shirkaan oo saxaafadda dibad joog…

MD Farmaajo oo Cadaado Si Heer sare ah loogu Soo Dhoweeyay

Share This Post

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Kasoo Ambabaxay Koofurta  Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka ayaa waxaa uu socdaal dhulka ah kusoo maray magaalooyinka .Bandiiradleey Sadex Higlo Galinsoor iyo Balihigis  Waxa uuna Galabta Soo Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Galmudug. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cadaado loogu Sameeyay…

Page 1 of 260123Next ›Last »