Howlgallo Dad lagu qabqabtay oo laga sameeyey Muqdisho iyo duleedkeeda

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan MagaladaMmuqdisho iyo deegaanka Ceelasha Biyaha. Ciidamada ayaa baaritaano guri guri ah waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag iyo Warta-Nabada,waxaana siweyn looga dareemay howlgalkaas Magalada Muqdisho. Sidoo kale Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal waxa ay ka […]

Continue Reading

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda

Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa  xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo in lagu […]

Continue Reading

Eng Yariisow oo si Dadban u weeraray Golaha Shacabka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dhacay Golaha Shacabka aysan dhici laheyn hadii Xildhibaanada Maalintii Jimcaha aheyd ay ka qeyb geli lahaayeen tartankii Orodka gaaban ee lagu qabtay Muqdisho. Waxa uu sheegay in dalkaan looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed,isla markaana siyaasiyinta laga doonayo inay ogaadaan […]

Continue Reading

Shirka Golayaasha sharci dejinta oo ka furmaya Garoowe

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo Shirka Shanaad ee Golayaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Shalay waxaa Garoowe gaaray gudoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamulada, Jubbaland , Koonfur Galbeed iyo hHr-Shabeelle, waxaana warar soo […]

Continue Reading

Maamulka Hir-Shabeelle oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka

Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim”Daqare” ayaa sheegay in baaritaan uu sameeyey Maamulka Hir-Shabeelle lagu xaqiijiyey in Hay’adaha qaarkood ay musuq maasuq ku sameeyeen deeqaha loogu talo galay dadka Beeraleyda ah. Waxa uu sheegay in looga digayo Madaxda Hay’daha samafalka inay musuq maasuqaan deeqaha loogu talo galay Beeraleyda […]

Continue Reading

Taliska Booliska oo shaaciyey inay qabteen Xubno ka tirsan Shabaab & waxyaabaha qarxa

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guute Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlgalladii ugu dambeeyey ay sameeyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Shabaab,sidoo kalen ay fashiliyeen qaraxyo. Shir Jaraa’id oo ay ku qabatay Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegtay in deegaanka Ceelasha Biyaha laga soo qabtay hub farabadan,sida Bambooyin, […]

Continue Reading

Madaxda Laamaha Amniga oo baarlamaanka hortagaya

Maanta ayaa lagu waddaa in ay baarlamaanka hortaggaan Madaxda Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya si wax looga weydiiyo Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya. Wasiiradda Amniga, Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska , NISA iyo xoogga ayaa looga yeeray Baarlamaanka sidda uu horay u sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa su’aallo weydiin doona Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga oo […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Doon Rasaas ku furay iyo qasaare ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marko ee Caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay rasaas la dhaceen doon Kalluumeysi oo maraysay inta u dhaxeysa degaanada Jilib Marko iyo Gandarshe. Gudoomiyihii hore ee degmada Marko Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegay in doontaan ay lahaayeen Kalluumeysato Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay in uu geeriyooday […]

Continue Reading

Muudey” Dastuur Somaliland ka maqan tahay Sax maha!

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahin Muuday ayaa sheegay in warbixinta Guddiga Dastuurka ee maanta lasoo bandhigay in laga reebay maamulka Somaliland, islamarkaana  inta Somaliland ay maqan tahay uusan noqonkarin Mid saxan. Muudey ayaa sheegay in Caqabadaha haysta Dastuurka Soomaaliya,  ay ka mid tahay Somaliland in aan lagu xusin warbixinta, islamarkaana wax wada tashi […]

Continue Reading