Home » Archives by category » Arimaha Bulshada

Qormo ku saabsan Cabdullaahi Qarshe : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Share This Post

Qormo ku saabsan Cabdullaahi Qarshe : Waxa Qoray Cumar Seerbiya Cabdullaahi Maxamuud Maxamed (Qarshe) sannadkii 1924-kii ayuu ku dhashay magaalada Mooshi oo ka tirsan gobolka Kilimanjaaro ee dalka Tansaaniya , ka dibna waxa la geelay dalka Yeman oo ay ku noolaayeen ehelkiisa qaar sida walaalkii oo ka weynaa . Magaalada Cadan…

Bajaajtu waa shaqo abuurka dhalinyarada (Maqaal)

Share This Post

Bajaaj waa mooto saddex lugooley ah oo aad looga isticmaalo magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale dalka ah, wadda kasta ee Muqdisho waxa aad ku arkaysaa xeyn Bajaaj ah oo sida rakaab, inta badan dhalinyarada ayaa u badan dadka ku shaqeysta Bajaajta, waxaana qiyaastii Muqdisho ka shaqeya in ka badan 15,000…

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee ardayda cusub ee Jaamacadda Muqdisho oo usoo gabagaboobay todobaadka dhaqanka

Share This Post

Munaasabad aad u balaaran si wayna loosoo agaasimay looguna soo gabagabaynayay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho dufcadii 21-aad ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ay ardayda lagu barro nidaamka jaamacadda udagsan iyo sida ardayga ula jaanqaadi lahaa inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada iyo macluumaadyo kala…

Sawirro: Carwada 3-aad Buugaagta Muqdisho oo la daahfuray #MBF2017

Share This Post

Waxaa hotelka Royal Palace Magaalada Muqdisho maanta ka furmay Carwada 3-aad buugaagta Muqdisho, carwadan ayaa socon doonta saddexda maalin 13, 14 iyo 15 Sebtember 2017. waxaana ka soo qeybgalay qalinley isugu jirta Soomaali iyo anjabi, suugaanyahano, hiddodhowrayaal, Murtimaalo, aqoonyahano iyo marti farabadan. Waa sanadkii saddexaad ee la qabto carwadaan, waxay…

Sawirro: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho #MogadishuRising (1)

Share This Post

Akhritayaasheena sharafta leh halkaan waxaan idinku soo bandhigeynaa qeyb ka mid ah sawiro aan ka qaadnay Horumarka iyo Bilicda Magaalada Muqdisho, waxaana hadda kadib idiin soo bandhigi doonaa Quruxda iyo horumarka dalkeena Soomaaliya, inagoo booqan doona magaalooyin badan. La wadaag saaxiibadaa. Share gareentaadu waa dhiirigalinteena. Please #Share Wixii talo iyo…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 3aad)

Share This Post

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 3aad) Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeyb-ta 3aad. Intii muddo ah waxay ku jireen nolol yididiiladeedu kob-ceyso, waxaana laga dareemi karay niyaayir iyo niyad samaan, xaalkooda oo sidaa ah, liibaantuna dhankooda u soo talaabo qaadeyso, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay hadal…

HIR-SHABELE, BARIIRE, RUGTA GANACSIGA & QALBI-DHAGAX

Share This Post

HIR-SHABELE, BARIIRE, RUGTA GANACSIGA & QALBI-DHAGAX Bil gudaheed waxaa dhacay 4 dhacdo oo gilgishay dawlada fedaraalka una baahan in loo helo xal ka dabatag ah, hadii kale waxey reebi kartaa saameyn Siyaasadeed iyo mid dawlad-nimo. A. Xil ka qaadistii Madaxweynihii Hir-shabele Cali C. Cosoble waxaa ka dhashay Hiiraan-land oo Madaxweyne…

Sawirro: #HeegoForum oo qabatay Bandhigii 2-aad

Share This Post

Madasha Heego ayaa magaalada Cadaado ku qabatay bandhigii 2-aad, waxaana marti ku ahaa Halabuure Maxamed Saalax Maarre oo booqasho ku yimid Cadaado, isagoo ka yimid Magaalada Borama Somaliland. Bandhiga ayaa waxaa daadihinayey Wariye Saxnuun Axmed oo ka mid ah madaxda Madasha Heego, Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Galmudug…

3 Dhacdo oo M. Farmaajo ku waayey taageerayaal badan W/Q: Cali-Daahir Yariisow

Share This Post

SADEX DHACDO OO MADAXWEYNE FARMAAJO UU KUWAAYEY TAAGEERO YAAL BADAN . 1.Dilkii Wasiir cabaas siraaji , Arrinka la xariirta dilkii wasiir cabaas dowladu waxay ka qaadatay go’aan dag dag ah, kaas oo keenay in xilka laga qaado hati dhowrihii qaranka , kadibna uu isaguna ku gacan seeyray. Ma jirin baarintaan dheeri…

Sawirro: Taalladii Axmed Gurey KM4 oo dib loo dayactiray

Share This Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay furay Taalladii Axmed Gurey ee ku taal Isgoyska KM4, taasoo dhowaan la dayactiray. Guddoomiye Taabid ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo, laguna dayactirayo taallooyinkii taariikhiga ahaa iyo goobihii nasashada ee ay magaaladu lahayd. Mashruuca lagu…

Page 1 of 17123Next ›Last »