Xildhibaan Saabir oo Deeq Dawo ah gaarsiiyey Isbitaalka Cadaado (Sawirro)
Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo doraad lagu doortey Magaaladda Cadaado ayaa markiiba ka dhabeeyey Balan qaadkiisii ka dib markii uu IIsbitaalka Degmadda Cadaado shalay gaarsiiyey Deeq Dawo ah oo isbitaalka uu aad ugu baahnaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta isbitaalka ayaa u Mahadceliyey Xildhibaan Saabir oo sheegey in uu yahay Xildhibaan ku dayasho mudan. “Tani waa Bilow […]
Continue Reading