Maxamed Axmed Abtidoon oo kamid noqday Xildhibaanada Cusub Soomaaliya (Sawirro)

  Waxaa maanta magaalada ka dhacday doorashada hal kursi oo ahaa kursiga 29-aad Beesha Saleebaan/Gaabane, waxaa ku tartamay saddex musharax oo kala ah Maxamed Axmed Abtidoon Aadan Cusmaan Cali Ubax Axmed Warsame Waxaa goobta doorashada ka maqnaa labada musharax Caasho Xaaji Cilmi iyo Mahdi Cumar Muumin, lama oga sababta rasmiga maqnaanshahooda. Doorashada ayaa ku soo […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada Deegaanka Dumaaye

Xaalada deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa ah mid kacsan, wax dagaal ah maanta kama dhicin deegaanka, Alshaab ayaa gubay beero, waxa ayna dhaceen xoolihii ay dadka deegaanku lahaayeen. Ciidamada deegaanka ee ka horjeeda Shabaab ayaa ku sugan dhulka howdka ah, waxaana dhaawacyadii qaar caawa lasoo gaarsiiyey isbitaalka Cadaado, gawaari tikniko ah iyo […]

Continue Reading

Mid kamid ah Ergadii ka qeybgashay Doorashada Cadaado oo Muqdishu lagu dilay

Koox hubeysan ayaa saaka aroortii ku dilay Cabdi Maxamed Jimcaale Koryeeri oo ka mid ahaa Ergadii Cadaado Xildhibaanada ku doortay xaafadda Carafaat ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa da’diisa lagu qiyaasay 65 sano, wuxuuna ka mid ah ergadii doorashada Cadaado ku matalayey beesha Saruur Habargidir, waxuuna dhawaan ku laabtay magaalada Muqdisho. Marxuum Cabdi Koryeeri ayaa barqanimadii […]

Continue Reading

Laba kursi oo maanta lagu doortay Cadaado

Waxaa goordhow ku soo gabangaboobay magaalada Cadaado doorashada laba kursi oo ay ku tartamayeen haween kaliya. Kursiga 26-aad beesha Shiikhaal loobage Tolweyne Waxaa ku guuleysatay Maryan maxamed xuseen oo heshay 48 cod. Kursiga 27-aad Saruur wacdaan Waxaa ku guuleysatay Maryan Xaaji cabdi Geedi oo heshay 48 cod. Waxaana hadda la aaday qado, iyadoo la filayo […]

Continue Reading

Axmed Fiqi iyo Ubax Tahliil oo maanta Cadaado lagu doortay (Sawirro)

Waxaa maanta ka dhacday magaalada Cadaado doorashada laba kursi beesha Sacad, waxaana mid ka mid ah ku loolamay laba gabdhood. Kursiga 24-aad Beesha Sacad/Cabdalle waxaa ku guuleystay Axmed Macalin Fiqi Axmed oo helay 45 cod, halka Iimaan Jaamac Yuusuf 3 cod , hal codna waxaa helay Cabdisalaan Xaaji Axmed , ergada codeysay waa 49. Kursiga […]

Continue Reading

Dagaal maalintii labaad ka socda Deegaanka Dumaaye gobolka Mudug

Waxaa saaka dib uga bilowday deegaanka Dumaaye oo hoostaga degmada Xarardheere dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deegaanka. Dagaalka oo ka socda dhul howd ah ayaa u suurtagalisay in dadka deegaanku khasaare badan gaarsiiyaan Alshabaab, waxaana dagaalka maanta socda noqo kii saddexaad ee todobaadkan dhexmara labada ciidan. Dagaalka ayaa la inoo xaqiijiyey in […]

Continue Reading

Akhriso: Kuraasta maanta Cadaado lagu dooranayo

Waxaa goordhow la filayaa in ay bilaabato laba kursi oo beesha Sacad ah, doorashada ayaa ah mid xiiso leh, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka goobta doorashada. Liiska kuraasta maanta oo ay taariikhdu tahay 28 November 2016 lagu dooranayo Cadaado ayaa kala ah: Kursiga 24-aad Beesha Sacad/Cabdalle Waxaa ku tartamaya musharixiinta kala ah: Cabdisalaan Xaaji Axmed […]

Continue Reading

Alshabaab iyo dadka deeganka oo ku dagaalamay deegaanka Dumaaye oo ka tirsan Degmada Xarardheere

Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa ku dagaalamay deegaanka Dumaaye oo 50 km waqooyi galbeed uga beegan degmada Xarardheere gobolka Mudug. Dagaalka oo ka dhacay dhulka duurka ah, waxaana shabaabku weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqato ah, oo kasoo horjeeday xoolo ay Alshabaab ka doonayeen, waxaana dagaalka ka dhashay khasaare nafeed. Inta la xaqiijiyey alshabaab ayaa […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada iyo Deegaanada ay kasoo jeedaan Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Hindiya

Magacyadda dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku xiran dalka Hindiya oo tiradoodu ahayd markii horre ilaa 120 ayaa iminka ah 118 ka dib markii ay xabsiga ku dhinteen laba ka mid ah . Hoos ka akhriso liiska magacyada Tiro Magaca Deegaankiisa 01 Suleiman Aden Becker Dirirdawa, Ethiopia 02 Mohamed Ibrahim Mire Mogadishu, Somalia 03 Abdinur Abdishakur […]

Continue Reading

Alshabaab oo gubay Tuulooyin hoostaga degmada Xarardheere

Saddex maalmood lasoo dhaafay waxaa xiisad dagaal ka taagneed tuulooyin ka tirsan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, dadka deegaanka ayaa Alshabaab kula dagaalamay deegaanka Dumaaye kadib markii ay shabaabku isku dayeen in xoolo qasab uga qaadaan dadka deegaanka. Reer miyi ka hayaamay goobo kala duwan ayaa isugu tagay deegaankaas oo roobkii dayrta ka curtay, waxaana […]

Continue Reading