Xubnaha Gudiga doorashada Federaalka ee ku sugan Cadaado oo u jawaabay Cumar Dhageey (Cadeyn)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shabakadda ceelhuur.com ayaa heshay warqad ay xubnaha Cadaado ka jooga Guddiga doorashooyinka heer federaal u direen gudoomiyaha guddiga doorashada Federaalka Avv Cumar Dhagey, oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashadii uu ku guuleystay Maxamed Axmed Abtidoon kursiga beesha Saleebaan Gaabane.

Warqadahaan ay usugu jawaabayaan xubnaha gudiga doorashada heer federaalka ayaa muujinaya ismaandhaaf ka dhex jira xubnaha gudiga, halkaan hoose ka aqri warqadda.

fb_img_1480621631795fb_img_1480621637018