Musharax C/wali Garyare oo ka digay in Gudiga doorashadu ku been abuurtaan
Musharax C/wali Ibraahim Garyare ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebookga ku sheegay sidan: Farriintan ayey caawa iisoo direen guddida doorashada Galmudug. Sida ka muuqata magaca kursiga loo bixiyeyna, ma ahan mid aniga i quseeya, si taasi la mid ah ergada loo xareeyey kursigaasi ma ahan midii uu Ugaas Taakooy qoray, oo aan […]
Continue Reading