Xaalad Banii.Aadanimo Tii Ugu Darneed Mudo 50 Sano Ah Oo Ka Jirta Dalka Yemen
Madaxa hay’adda bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay,in dadka ku nool dalka Yemen ay wajahayaan xaalad aad u daran oo aan horay loo arag “, isaga oo ka digay in dalku ay ka dhacdo masiibada ugu xun ee bini’aadanimada nus qarnigii laga soo tagay. Dalka Carabta ee ugu saboolsan dunida ayaa la daala dhacaya saddex […]
Continue Reading