Al-Shabaab oo 5 Nin ku toogtay Kuntuwaarey (Akhriso Magacyada)
Al-Shabaab ayaa 5 dhalinyaro ah ku toogtay fagaare ku yaala degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabellaha hoose, Alshabaab ayaa ku eedeeyey ragga la toogtay inay ahaayeen jawaasiis. waxayna sheegeen in ay la shaqeynayeen, Dowladda Somaliya, Ciidamada Itoobiya iyo Ciidamada Kenya ee dalka ku sugan. Al Shabaab ayaa shalay gabal dhicii isugu yeeray dadka degaanka oo u […]
Continue Reading