Magaalada Cadaado iyo magaalooyin kale oo ku yaala bartamaha Soomaaliya ayaa muddo 6 bilood ah aan laga isticmaalin wax lacag Shilin Somali ah, kaliya Dollar ayaa wax lagu kala iibsadaa.. Wariye Saxnuun Axmed ayaa warbixintan ka diyaariyey.. halkaan ka daawo.
Share garee Muuqaalkan.