Zlatan Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Seego Kulanka Arsenal

Ciyaaraha

Zlatan Ibrahimovic of Manchester United FCuring the UEFA Europa Leaguegroup A match between Fenerbahce and Manchester United on November 3, 2016 at the Sukru Saracoglu stadium in Istanbul, Turkey(Photo by VI Images via Getty Images)

Xiddiga Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa seegi kara kulanka ay kooxdiisa la ciyaarayso Arsenal bisha November 19-keeda.

laacibka reer Sweden ayaa qaatay jaalihiisii shanaad ee xilli ciyaareedkaan ciyaartii United ay la ciyaartay  Swansea City maanta.

35-sano jirkaan ayaa soo afjaray abaar dhanka goolasha ah oo maalmaham heysatay isagoo labo gool ka dhaliyay Swans islamarkaana kaarka jaalaha loo taagay waxayna u badantahay inuu ka maqnaado kulanka Gunners.

Jose Mourinho ayaa la kulmi doona Arsene Wenger kooxdiisa ka dib ciyaaraha heerka caalami iyagoo ku balansan Old Trafford .

W\D Hafsa Haaji

Comments are closed.