Madaxwayne Farmaajo oo Garowe ku Wajahan Maanta
Madaxweynaha JFS Maxamed C/lahi Farmaajo iyo Wafdi uu hugaaminayo ayaa lagu wadaa inay Maanta Gaaraan Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaana Wafdiga Madaxweynaha ka mida Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulkiisa. Socdaalka Farmaajo ee Puntland oo Dhowrkii Maalin ee u danbaysay baaqday dhowr mar ayaa ayaa noqonaya Safarkii ugu horeyay ee uu ku tago […]
Continue Reading