Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen ciidamada Dowlada

Ururka AlShabaab ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii cuslaa ee ay ku qaadeen xerada ciidanka degaanka Buulo gaduud ee Gobolka Jubbada hoose 3-dii September ee sanadkaan. Muuqaal ay soo saareen Shabaabka ayaa wuxuu muujinaayay dagaalkaasi inay ku qabsadeen hub u badan qoryo Ak-47 ah oo ay isticmaalayeen ciidankii halkaasi […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Wafdigan oo uu hoggaaminaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa siweyn loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,wuxuuna kulan gaar ah uu la yeeshey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Axmed Madoobe. Ujeedad […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Michael Keating (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka  Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka MQ u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating iyagoo ka wada hadal arimo badan oo ku adan Galmudug. Maxamed Xaashi Cabdi Ku xigeenka Madaxweynaha Galmudug ayaa Wakiilka MQ ee  arimaha Soomaaliya kala  hadlay sidii ay Galmudug dhinacyo badan uga taageeri lahaayeen. […]

Continue Reading

Daawo: Senator Abshir Bukhari oo Cadaado ka hirgaliyey Machadka Indhoolayasha

Munaasabad galabta lagu qabtay xarunta adeega bulshada ee Senator Abshir Bukhaari ayaa lagu daahfuray Machadka Indhoolayaasha ee Galmudug. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin iyo xubno ka tirsan naafada Galmudug. Machadkan ayaa lagu tababari doonaa dadka aragga ka naafadda ah, waxaana maalgaliyey Senator Abshir Bukhaari. Halkaan ka daawo muuqaalka. Share garee

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku kala bixiyay wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Uganda oo ciidamadooda joogaan Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in guulo ay ku soo dhamaadeen dhamaan safaradii dalalkaasi uu ku tagay waxaana uu sheegay in ay ka […]

Continue Reading

Khayre oo Jowhar gaaray iyo Caleema-saarka Madaxwayne Waare oo biloowday

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka bilowday munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo madax badan ay ka qeybgalayaan. Howlgalka munaasabadda ay ka dhacayso waxaa ku sugan Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi, Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaannada Labada aqal qaarkood, madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali […]

Continue Reading

Deg Deg:Shirkii Maamul Goboleedyada ee Kismaayo oo goor dhow furmay

Shirka madaxda maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah uga furmay goordhow  magaalada Kismaayo kadib markii ay halkaasi gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka.Shirkan oo uu ku casuumay madaxda dowlad goboleedyada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa loogaga hadli doonaa arrimo kala gedisan oo quseeya siyaasada dalka Soomaaliya. Madaxda shirka qeybgalaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynayaasha […]

Continue Reading

Axmed Madoobe Shaaciyay Waqtiga kama danbaysta oo uu Furmayo Shirka Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada ayaa sheegay in maalinta Axada oo ku beegan taariikhda 8 October ah uu Kismaayo ka furmayo shirka maamul goboleedyada. Shirka oo lagu waday in Todobaadkan uu furmo ayaa arrimo farsamo iyo xaalado siyaasadeed uu dib ugu dhacay, markii qaar ka mid […]

Continue Reading