Maxa ka jira Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna?
Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa baryahaan kasocday Shirka lagu heshiisiinayo Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Shirkaan oo ay Maalgalinayso IGAD ayaa furmay 27 November waxaana kasoo baxayay warar kala duwan. Maalmihii ugu horeeyay ee Kulamada ayaa u badnaa aqoon is waydaarsi labada dhinac ah oo ku aadan habka loo xaliyo Khilaafaadka Siyaasadeed gaarahaan Khilaafka Labada […]
Continue Reading