Xildhibaan Xidig”Majirto Cid ka Macaashtay Duminta Dowladdii Dhexe
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo Doorashadii 2016 u tartamay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka hadlay Waraysi uu Dhawaan bixiyay Xidhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ay kuwada jiraan Golaha Shacabka. Xildhibaan Xidig ayaa sheegay in wax laga Xumaado ay hadal kasoo yeeray Axmed Macalin Fiqi oo ahaa in Reer Galmudug yihiin Dadkii Dumiyay Dowladdii dhexe ee […]
Continue Reading