Daawo: Senator Abshir Bukhari oo Cadaado ka hirgaliyey Machadka Indhoolayasha

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Munaasabad galabta lagu qabtay xarunta adeega bulshada ee Senator Abshir Bukhaari ayaa lagu daahfuray Machadka Indhoolayaasha ee Galmudug.
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin iyo xubno ka tirsan naafada Galmudug.
Machadkan ayaa lagu tababari doonaa dadka aragga ka naafadda ah, waxaana maalgaliyey Senator Abshir Bukhaari. Halkaan ka daawo muuqaalka.

Share garee