Ciidamada Puntland oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari
Ciidamada maamulka Puntland ayaa kusii siqaya degmada Qandala ee gobolka Bari, oo ay ku sugan yihiin ciidamada taabacsan kooxda Daacish. Ciidamada Puntland oo taageero ka helayo maleeshiyaad deegaanka ah ayaa dhaqdhaqaaqyo ka wada duleedka degmada Qandala oo ay doonayaan iney ka saaraan kooxda Daacish. Ciidamada isbaheysanaya ayaa inka yar 30 KM u jira degmada Qandala, […]
Continue Reading