Waa sidee Xalaada Deegaanka Dumaaye ee gobolka Mudug?
Xaalada deegaanka Dumaaye iyo tuulooyinka u dhow ayaa maanta daganaa, mana jirin dagaalo halkaasi ka dhacay, Ciidamada deegaanka ayaa ku sugan dhulka Howdka, Halka wararka qaar sheegayaan in ciidankii Alshabaab ay ka baxeen deegaanada lagu dagaalamay, Alshabaab ayaa xoolihii ay dhaceen u kaxeeyey dhanka Magaalooyinka Xarardheere iyo Jowle, Ciidamada NISA oo xalay gaaray deegaanka Warshubo […]
Continue Reading