Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dalka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Cadaado soo gaaray (Sawirro)
Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ibraahim Iidle S uleymaan iyo xeer ilaaliyaha guud ee dalka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaan waxaa garoonka diyaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeen dowlada Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, wafdigaan ayaa kulan kula qaateen madaxweyne kuxigeenka madaxtooyada […]
Continue Reading