Ma Doonayo In Aan Hooyo Noqdo!!
“Hooyadii Hagaagsan Waa Loo Hanweyn Yahay” Waad la yaabaysaa marka aad aragto haweyney aan rabin in ay hooyo noqoto, bal xoogaa fakir oo waqti yar sii maxay kula noqon kartaa sababaha ka reebaya hooyanimada? Maxaa ii diidaya? Maxaa iga hortaagan? Maxay tahay caqaabadaha I horyaal?. Sida caadada ah dumarka faaiidada ugu weyn ee ay soo […]
Continue Reading