Khayre”Hadafkeenu waa ka sifaynta Dalka Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay shirka wadatashiga ee Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ee qeybta ka ah dowladda Federaalka ah ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo fikirka ah in bilaha soo socda guud ahaan dalka laga xoreeyo argagixisada Al-Shabaab. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa xusay […]
Continue Reading