Home » Entries posted by Hafsa Haji

Antonio Conte Oo Xaqiijiyay In Alvaro Morata Uu Soo Laabtay

Share This Post

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in Alvaro Morata uu ku dhow yahay inuu ku soo laabto kulanka sabtida ee Premier League ay la ciyaarayaan Southampton garoonka Stamford Bridge. Morata ayaa seegay kulankii kooxdiisa ay 3-1 kaga badisay kooxda Huddersfield Town habeenkii talaadada sababo la xiriira dhibaato dhaawac, waxaana la…

Valencia Oo Dooneysa Theo Walcott

Share This Post

Valencia ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo weeraryahanka Arsenal Theo Walcott. Walcott ayaan u ciyaarin hal kulan Premier League Arsenal tan iyo bilowgii bishii October, seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee ay ka horyimaadaan EFL Cup iyo Europa League. 28 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan…

Swansea City Oo Ku Dhaw Inay Renato Sanches Bisha Janaayo Iska Dirto

Share This Post

Swansea City iyo Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadal ku jiraan oo ku saabsan mustaqbalka ciyaaryahanka khadka dhexe Renato Sanches. Xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal ayaa haatan qandaraas amaah ah kula jooga kooxda ka dhisan Liberty Stadium, lakiin waxa uu ku fashilmay inuu saameyn ku yeesho Premier…

Andres Iniesta Oo Ugu Baaqay Barcelona Inay La Soo Wareegto Philippe Coutinho

Share This Post

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa ugu baaqay kooxda inay lasoo saxiixato Philippe Coutinho oo u ciyaara kooxda Liverpool intii lagu jiray suuqa kala iibsiga bishii Janaayo. Coutinho ayaa ahaa mid ka mid ah bartilmaameedka ugu sareeya Barca xagaagii dhawaa laakiin seddex dalab oo ay ku doonaysay…

Paul Pogba Oo Xaqiijiyay Inuu Diiday Real Madrid

Share This Post

Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday fursad uu ku biiri lahaa Real Madrid xagaaga 2016 si uu ugu laabto Manchester United. Pogba ayaa ka tagay United si uu ugu biiro Juventus sannadkii 2012 ka dib markii uu ka careysnaa fursado la’aantii Sir Alex Ferguson. Jose Mourinho ayaa…

Manchester United Oo Weli Doon Dooneysa Ivan Perisic

Share This Post

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay weli xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Inter Milan Ivan Perisic. Perisic ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Old Trafford xagaagan, laakiin Inter ayaan diyaar u ahayn inay iska iibiso ciyaaryahanka reer Croatia, kaasoo ugu danbeyn saxiixay qandaraas cusub oo muddo dheer ah…

Real Madrid Oo Isku Diyaarineysa Sergi Roberto

Share This Post

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay la soo wareegto xiddiga khadka dhexe ee Barcelona Sergi Roberto. Roberto, oo 25 sanno jir ah, ayaa ku soo biiray kooxda Barcelona, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Spain ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda, waxaana…

Carlo Ancelotti Oo U Dhaqaaqaya London

Share This Post

Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaqaaqayo London waxaana la soo jeedinayaa in macalinka reeTalyaani uu doonayo inuu ku laabto Premier League. Ancelotti ayaa laga ceyriyay Bayern Munich bishii September ka dib markii uu ku bilowday bilow xun xilli ciyaareedka 2017-18. 58 jirkaan ayaa weli loo arkaa mid…

Theo Walcott Oo Dib Udhigay Wadahadalada Heshiiska Arsenal

Share This Post

Weeraryahanka Arsenal Theo Walcott ayaa lagu soo waramayaa inuu dib u dhac ku yimid qandaraaska  Gunners ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Walcott ayaan u ciyaarin hal kulan Premier League Arsenal tan iyo bilowgii bishii October, seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee  EFL Cup iyo Europa League. 28 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan…

Antoine Griezmann Oo Seegi Doona Kulamada Todobaadka

Share This Post

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuu seegi doono kulanka axada ee La Liga ee ay la ciyaarayaan Real Betis ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray kulankii Champions League ee Chelsea habeenkii Talaadada. Griezmann ayaa ciyaaray 90 daqiiqo oo buuxa kulankii barbaraha 1-1 ee Stamford…

Page 1 of 22123Next ›Last »