Muqdisho:Qasaare ka dhashay Qarax Gaari lagu xiray
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa gaari lagu soo xiray miino uu ku qarxay magaalada. Qaraxa qabsaday Gaari marayay Isgoyska Banaadir ku dhawaad 11 ruux oo shacaba ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay, iyadoo aanu dhimasho ka dhalatay qaraxa oo la sheegay inuu ahaa kuwa […]
Continue Reading