Qaar kamid ah Ergooyinkii Doortay Xildhibaanada Labada Aqal oo bo laabay Ku biirista Ciidamada Dowladda +Sababta

Kadib markii ay kordheen beegsiga lagu haayay Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya iyo Aqalka Sare ee dalka, ayaa qaar ka tirsanaa Ergooyinkii waxa ay ku biireen ciidamada Dowladda Somaliya.     Xubno diiday in aan magacooda shaacino, ayaa sheegay inay garawsadeen ku biirista ciidanka Dowladda Somaliya, maadaama si naba Shabaab aysan u dhaafeyn, sidaasi […]

Continue Reading

Deg Deg Qarax xoogan oo lagu dhuftay Saldhigga Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan siddeed qof ayaa inta la xaqiijiyay ku geeriyootay, tiro ka badanna waa ay ku dhaawacmeen qarax goor dhow  ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dadka dhintay aya iskugu jira Shacab iyo askar Boolis waxa sidoo kale Dadka dhintay ku jira haween badan oo marayey waddada iyo qaar […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo Cadaado dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta Galmudug. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyey gudoomiye ku xigeenka 2-aad Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale, Madaxweynaha ayaa salaan ka qaatay cutub ka tirsan ciidamada Booliska. Mr. Xaaf oo saxaafada kula hadlay gudaha garoonka ayaa ugu baaqay […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmajo ayaa caawa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Dooxa ee dalka Qadar kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Amiirka Dalkaasi waxaana soo dhaweynta wefdiga madaxweyne Farmajo ka qeybgalay danjiraha Somaaliya ee qadar Ambassador Omar Idris taliyaha ciidanka nabadsugidda qaranka Abdillahi Sanbaloolshe iyo saraakiil sarsare […]

Continue Reading

Aqriso: Magacyada Gudoomiyayasha cusub degmooyinka Gobolka Banaadir (Sawirro)

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waxaa xilka looga qaaday illaa gudoomiyayaasha 15 degmo gobolka Banaadir, iyadoo la dhaafay labo degmo oo kala ah Kaxda iyo Heliwaa. Magacyada Gudoomiyayaasha cusub ee gobolka Banaadir ee  la magacaabay 1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane 2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 2-aad oo ka Qalinjabiyey Dugsiga Waaberi Godinlabe

Xaflad isugu jiratay xirtaanka sanad dugsi yeedka 2016/2017 Dugsiga Hoose/Dhexe waaberi Godinlabe iyo arday dhamaysatay waxabarashada Fasalka 8-aad ayaa lagu qabtay Magaalada Godinlabe, Munaasabadan ayaa  Waxaa kasoo qaybgalay Maamulka dugsiga, xubno kasocday ururada bulshada, macalimiin, walidiin iyo marti sharaf kale. Dugsiga Hoose/Dhexe ee Waaberi Godinlabe ayaa waxaa aasaasay Bulshada Godinlabe, waxaana goobta ka hadlay Cabdi […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, dardargelinta Qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugisyada Sare, Shirka London, bilicda caasimada iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga oo […]

Continue Reading

Sawirro: Booliska Galmudug oo dib u celiyey gaari laga soo dhacay Puntland

Ciidamada Booliska Galmudug ee ka howlgala magaalada galkacyo ayaa ku guuleeystay in ay gacanta kusoo dhigaan gaari land cruiser ah oo ay laheyd wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka Puntland Farxiyo yuusuf xirsi. Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug ee Galmudug G/sare Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa yiri: “Gaarigaan waxaa si sharci dara ah uga soo dhacay wasiirada darawalkii gaariga u […]

Continue Reading

Sawirro: Shirweynaha Dhalinyarada Galmudug oo Cadaado ka furmay

Shirweynaha dhalinyarada Galmudug ayaa maanta ka furmay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug. Dhalinyaradaan oo ka kala yimid deegaanada Galmudug ayaa gaaraya 100 xubnood, waxaana shirkaan wadatashiga ahi u soconayaa laba maalmood, dhammaadka shirkaan ayaa laga soo saari doonaa warmurtiyeed. Wasiiro, xildhibaano, maamulka degmada Cadaado iyo madaxda dhalinyarada ayaa furitaanka ka qeybgalay, waxay kula dardaarmeen ilaalin […]

Continue Reading

Sawirro: Madasha Dardargalinta Waxqabadka Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Madal looga hadlayay dar-dar galinta wax qabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Diyaarinta qorsha Xukumadda ee wax qabadka 90-ka maaalmood. Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa ka jeediyey Munaasabadda Khudbad ka hadlaysa qorsha Xukumaddu ay ku doonayso in ay dalka ka hormariso dhinacyada kala ah […]

Continue Reading