Sawirro: Bahda Waxbarashada oo soo dhaweyn u sameyey Musharax Prof Shirwac

Munaasabada ay soo agaasimeen bahda waxbarashada galmudug oo lagu soo dhaweeyay pro C/qaadir maxmed shirwac oo ka mida dadka hormuudka u ah waxbarashada soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KM Maamulka Galmuudg. Waxaa kasoo qeyb galay munasabadaan xildhibaano ka tirsan maamulka galmudug baxda waxbarashada maamulka degmada cadaado fanaaniin iyo qeybaha  kale ee […]

Continue Reading

Dowlada & Galmudug oo heshiis ka gaaray Doorashada Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay xogta shir muhiim ah oo caawa ay ku yeesheen Madaxtooyada Galmudug wafdi ka socda dowlada Federaalka iyo Gudiga doorashada Galmudug oo matalayey xildhibaanada Galmudug. Kulankan ayaa wax dhanka dowladda Federaalka uga qeybgalay Wasiirka arimaha gudaha DFS Cabdi Faarax Saciid Juxa, Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Cabdi Kaariye iyo xildhibaano. […]

Continue Reading

Maraykanka oo Gantaalo ku duqeeyey Suuriya (Sawirro)

Mareykanka ayaa weerar milateri ku qaaday Suuriya waaberigii saaka oo Jimco ah. Mas’uuliyiin Mareykan ah ayaa sheegay in 59 gantaal oo nooca Tomahowk lagu garaacay saldhig milateri oo uu leeyahay ciidanka Suuriya. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in gantaalahan lala beegsaday Diyaarado, Goobo diyaaradaha lagu xareeyo oo aad loo ilaaliyo, Goobo Shidaalka iyo qalabka […]

Continue Reading

Sawirro: Duulimaadyo Toos ah Muqdisho-Nairobi oo bilowday

Markii ugu horeysay muddo 10 sano ah ayaa duulimaadyo toos ah ka bilowday Muqdisho iyo Nairobi. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa xariga ka jaray duulimaadka, waxaana diyaaradda African Airways ay 49 qof ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo toos uga dagtay garoonka Jomo Kenyata. Diyaaradaha ayaa hadda kadib aan mari doonin Wajeer oo ay rakaabku dhib […]

Continue Reading

Dabley Hubeysan oo dad ku dilay Cabudwaaq

Labo Qof ayaa ku dhimatay Sadex kalana waa ay ku dhaawacmeen Shaqaaqo kadhacdey Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Labada Qof ee dhimatay ayaa midkood loo dilay aano qabiil halka kan kalana rasaastii loowadey uu kudhintay Labada Ruux ee dhimatay ayaa lagu kala magacaabaa Burhaan Diiriye iyo Aadan Cilmi Xirsi. Ilaa sadex Ruux oo kale oo […]

Continue Reading

Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn

Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weydiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen […]

Continue Reading