Taliyaha Booliska Degmada Cadaado Oo kamid ah Dadkii ku Dhaawacmay Dagaalkii Galabta
Inta la ogyahay 5 ruux oo u qeybsan dhinacyada dagaalay ayaa geeriyootay 25-tameeya kale oo ay dad shacabuhu ka mid yihiina dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kuwaas oo xaaladooda caafimaad lagula tacaalayo isbitalka guud ee magaalada Cadaado. Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadka C/Qaadir Afwayne oo isbaarada xalay dhigtay ay ka biya diideen inay […]
Continue Reading