Deg Deg Qarax xoogan oo lagu dhuftay Saldhigga Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho

Uncategorized Wararka Maanta

Ugu yaraan siddeed qof ayaa inta la xaqiijiyay ku geeriyootay, tiro ka badanna waa ay ku dhaawacmeen qarax goor dhow  ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Dadka dhintay aya iskugu jira Shacab iyo askar Boolis waxa sidoo kale Dadka dhintay ku jira haween badan oo marayey waddada iyo qaar ka mid ah ilaalada saldhigg. sida ay xaqiijinayaan wariyaal good dhow gaaray goobta  uu qaraxu ka dhacay

 

Qarax oo loo adeegsaday baabuur nooca Surf loo yaqaan ayaa lala beegsaday saldhigga, sida uu kusoo warramay weriyaha Baabuurka oo uu watay qof aan weli la aqoonsan ayaa la sheegay inuu ku leexiyey saldhigga, kadibna qaraxa uu dhacay.

 

Hoos ka Daawo Sawiro hordhac ah

FB_IMG_1498136470257FB_IMG_1498136460844

FB_IMG_1498136501354FB_IMG_1498136480612 FB_IMG_1498136455880FB_IMG_1498136494887