SHEEKADII HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (HOR-DHAC).

SHEEKADII HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (HOR-DHAC).   WAA MAXAY SHEEKO?. Jawaabta waxaan ku koobi karnaa inay Sheekadu tahay qoraal ka jan-jeera hadalka caadiga ah, kaasoo loo adeegsadey si far-shaxanimo ah, iskuna suran si habeysan,  iyadoo ujeedadu tahay in la soo ban-dhigo qodob taabanaya bul-shada, si kalena, Sheekadu waa lakabyo hadaleed  xiriir-san, iyo dhiraan-dhirin lagu jaan-gooyey qaab […]

Continue Reading

Qeyrrow bal qajil!….. W/Qorey: Bashiir M. Xersi

Qeyrrow bal qajil! Maalmahan waxaa xawli ku socda dhaqanxumo siyaasadeed, oo ay hormuud ka yihiin hoggaanka cusub ee uu dalku yeeshay doorashadii 8 feberaayo. Beenta, ballanxumada, huuhaada iyo aragtuxumada, ee ay kuwii ka horreeyey la wadaagaan waxaa u dheer; ismuujin, istustus, ha lagaa sheego, igu sawir, isgadid iwm, oo ay uga faa’iidaysanayaan dadkan qiiraysan. Waxaan […]

Continue Reading

XAAFOW XIL BAA YIMID!!!

Axmed Ducaale Geelle XAAF  Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxa uu ku dhashay Magaalada Gaalkacyo waxbarashadiisa aasaasigana uu ku soo qaatay, Mudane XAAF waxay dadku barteen xilligii burburka oo uu kamid ahaa aas-aasayaashii garoonka diyaaradaha Nambar Konton (No.50) ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kaasoo laga soo dajin jiray Qaadkii Magaalada Muqdisho iyo weliba deegaanada ku xeeran oo dhan […]

Continue Reading

Faa’iidooyinka Shaaha Cagaaran.

Maxaa ka taqaanaa #shaaha_cagaaran? Asxaabtadda la sii wadaag Qoraalkeena maanta wuxuu fikrad buuxda kaa siin doonaa cabitaanka ugu caafimaadka badan dunida sida ay cilmibaarayaashu ay sheegaan. Inkastoo wax badan oo faa’iido ah laga sheego shaaha cagaaran, laakiin waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa 9 faa’iido kaliya, kuwaas oo aan dood ka taagnayn oo ay dhowr […]

Continue Reading

Sawirro: Deeq ka timid Brixton Hill Islamic Center UK oo la gaarsiiyay Naafadda Cadaado

Waxaa Deeq raashin ah la gaarsiisay Dadka naafada ah ee ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug taasi oo ay soo direen Jaaliyadda Brixton hill ee UK. Deeqdani oo iskugu jirtay Burr, Bariis, Sonkor iyo Saliid. ayaa waxaa gaarsiiyay Naafada Cadaado,  Cabdul-qaadir Sayid Axmed oo ka tirsan Hay’ada Xayaad Foundation waxaana uu sheegay […]

Continue Reading