Sawirro: Bukaano la ildaran Shuban biyood oo la jiifiyey isbitaalka Godinlabe

Magaalada Godinlabe gobolka Galgaduud waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, waxaana isbitaalka godinlabe la dhigay dad gaaraya 20 ruux oo iskugu jira caruur Iyo dad waa weyn. Xaalada dadka ayaa ah mid aad u liidata madaama ay dawadii ka go,day isbitaalka sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta ka howl gala isbitaalka godinlabe Ma jirto dad u dhintay […]

Continue Reading

HUB KA DHIGISTA : BALAAYO LOO BAAHAN YAHAY.

HUB KA DHIGISTA : BALAAYO LOO BAAHAN YAHAY. Mar baan eegay waddooyinka Muqdisho ,,maalmo ka hor wixii jiray maanta ma jiraan..qorigii la iigu soo taagi jiray ma jiro,,,,wadadii dhinacii la doono gaariga hubeysan uu ka mari jiray ma jirto…rasaastii wadada lagu furan jiray ma jirto..dhashiikihii gaariga dushiisa laga wiifin jira ee gaandharigu ku xarragoon jiaray […]

Continue Reading

Formaajow beesobax waxaa ka dhasha nafbax!

Formaajow beesobax waxaa ka dhasha nafbax! Wuxuu xilka mataxnimo hayaa saddax bilood iyo maalmo. Wuxuu u debbaaldegayaa 100maalin guuro waxqabadkeed. Saddaxdaa bil, wuxuu dalka ka dhoofay 10mar, 9dalna booqday. Celcelis ahaan, bil ku dhawaad ayuu dibadda ku maqnaa. Wuxuu magacaabay 3agaasime madaxtooyo, halka ay dalka ka dheceen 30 qarax iyo 415 dhimasho! Ogow, madaxdii hore, […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. ( Qeybta 2-aad)

sheekadii HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (Qeybta 2aad). Cutubka 1-aad:- SAFARKII  SILOONAA. Qeyb-ta 2aad. Waayuhu waxay isku bedbedalaan dadka dhexdiisa, haddaad adigu wacan tahay ama wanaagu deris kula yahay, eynigaa ayay ka walaacsan tahay oo walbahaar wehel la ah, taasina waa caadada lagu yaqaan waayaha adduun, waxaad heysato asaagaa ayay weydaaran yihiin, wadaantana u geli […]

Continue Reading

Daawo: Dhismaha cusub Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Dhismaha cusub ee jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq ayaa xarigga laga jaray, dhismaha jaamacadan ayaa waxaa iska kaashaday dadka deegaanka iyo hay’adda SSF, wuxuuna ka mid ahaa 4 mashruuc oo lagu hormarinayey deegaanada Galmudug oo kala ahaa : Balaarinta dhismaha isbitaalka Cadaado Dhismaha Jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq. Dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Hobyo. Dhismaha isbitaalka […]

Continue Reading

Sawirro: RW Kheyre oo dhagax dhigay Wadada Sodonka Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudae Xasan Cali Kheyre ayaa maanta  dhagax dhigay Jidka 30-ka oo lagu sameynaayo dib u dayactir, waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan. Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay ka qeyb qaadanayso bilicda iyo sidoo kale xasilinta Caasimadda. Waxaa uu bulshadda Soomaaliyeed ka dalbaday […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. ( Qeybta 1-aad)

sheekadii HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (Qaybta koowaad).   Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY.   Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeybta Koowaad. Kolkii uu qarxay dagaalkii lagu dilin-dileeyay dowladii kacaanka aheyd, qaxayaasha tiro ahaan aan la qiyaasi karin ee dalkii ka cararay waxaa ka mid ahaa Heybe Xaaji dhengad, wuxuuna isagu kolkii ay xabadu dhex xawaareysay xaruntii […]

Continue Reading

SHAQO L’AAN MISE SHAQO ABUURASHO LA’AAN W/Q: C/Fitaax Cali Cabdalla

SHAQO L’AAN MISE SHAQO ABUURASHO LA’AAN Sida aan u badannahay waxaan ka sheegannaa, Dalka ku eedaynaa inuu yahay Shaqo la.aan, markaad joogto Soomaaliya waa caadi inaad maqashaa “waxaan ahay shaqo la’aan Dalkuna Shaqo malahan”, majirto Cilmi baaris cadaynaysa run ahaan shiyaha iyo waxa kajira eedaas Dalka loo soo jeedinayo, ee waxay ku timid Fikiradda Dhawr […]

Continue Reading

Caqabadaha Siyaasadeed Iyo kuwa Amni Ee horyaala Maamulka Galmudug.

Caqabadaha Siyaasadeed Iyo kuwa Amni Ee horyaala Maamulka Galmudug. …………………………………………………………………………… “Waxaa laga yaabaa in aanan dhigin Galmudug halki eey shacabku rabeen laakiin Dadku in eey doortaan cida eey rabaan waxa eey ku xirantahay in qofkasta codkiisa u dhiibto si xor iyo dimoqoraadiyad ah” Maamulka Galmudug waxaa uu dhawaan Madaxweeyne u doortay Axmed Ducaale Geele Xaaf […]

Continue Reading