Astur iyo Deeqo Dhibanayaal ku nool deegaanka Keyn

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

DHIBANAYAAL KU NOOL KEYN OO U BAAHAN GACAN WALAA LAHOOD.

Astur Cali Cosoble iyo Deeqo Cali Cosoble waa dhibanayaal ku nool deegaanka Kayn oo Godinlabe u jira 15km waxay la xanuun sanayaan Cudur loo maleeyay Neerbe inkasto oo lageeyn wax xarun caafimaad ah.

Astur Cali Cosoble Waa 21sano mudadaas ay dunida jogtay majirto xibin kamida jirkeeda oo nuux sanaysa waana bareelis.
Deeqo Cali Cosoble waa 3sano jir si kamida walasheed Astur ayay bareelis noqotay ayadoo 2sano jir ah sida uu xaqiijiyay aabahood Cali Cosoble.
Qoyska ay ka dhasheen gabdhahaan xiliyada qaar waxaa cariiri ku ah quutulyoonka nolosha caadiga ah waxayna sheegeeen in san awoodin wax intaas ka dheer ayna codsanayaan in laga gacansiyo si daryeel cafimaad loogu helo ubadkooda.

FB_IMG_1494232367885

#FG wanalaku eega yaa cafimaadka iyo barwaqada ee gacasii walaalahaga dhiban
Fadlan wacan oo ugu hagaaji waxa awoodo Aaba hood Cali Cosoble telephone number 0618203839.

Wariye: Cali Yare Aadan- Godinlabe