Milkiilaha Taleefishinka Universal oo Hargeysa lagu xiray

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray Milkiilaha Taleefishinka  Universal Inj Axmed Abuubakar. Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa la sheegay in shalay Gelinkii dambe ay guri uu ka deganaa Magaalada Hargeysa ay ka ka xaysteen , islamarkaan ay xabsiga dhigeen. Ilaa iyo hadda Ma […]

Continue Reading

Dilal qorsheysan oo xalay Muqdisho ka dhacay

Dilal qorsheysan ayaa ka dhacay xalay Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda , waxaana geystay Kooxo hubaysan oo Bistoolado ku hubeysnaa. Askari ka tirsan ciidamada Nabad Suggida Somaliya ayaa lagu dilay Xaafada Dabakaayo madoow ee Degmada Dharkiinley, waxaana dilkaasi geystay dableey hubaysan. Askariga la dilay, ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Sheekeeye, iyadoo dableydii dilka geysatay ay […]

Continue Reading

Dadkii Cadaado tagay colbaa ku dabajira!

Dadkii Cadaado tagay colbaa ku dabajira! Doorashada dadban waxaa laga dheefay, in beeluhu awood u yeesheen, in xildhibaannada lagu so xulo magaalooyinka ay ka soo jeedaan iyo deegaannada ay metelidoon. Waxay eheed tallaabo ahmiyaddeeda leh, oo laga dhaxlay waxyaabo ay dhaqaale, dhaqan ogaasho iyo dhalyobarasho ay ka mid tahay. Wax walba dhib iyo dheef ayey […]

Continue Reading

Immisa ayay ku qaadatay Madaxwayneyaashii hore Soomaaliya magcaabista R/wasaaraha

Imisa maalmood ayay ku qaadatay Madaxwayneyaashii hore Soomaaliya magcaabista Wasiirka koowaad ee xukumaddahooda. Waxaan ka soo billaabayna Madaxwaynahii Shannaad ee Soomaaliya. 5. Cabdiqaasim Salaad Xassan waxaa lagu doortay dalka Jabuuti 25 Agoosto 2000 (Habeenkii dheera ee Carta) wuxuu ra’iisul wasaarahiisi koowaad u magcaabay Prof. Cali Khaliif Galayr 8/10/2000. 44 Maalmood. 6. Cabdullaahi Yuusuf Axmad Madaxwaynahii […]

Continue Reading

Gudoomiye ku xigeenka Barlamanka Galmudug oo Cadaado kusoo laabtay

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed iyo Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminaayay, ayaa goordhow soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug. Xareed Cali Xareed iyo Xildhibaanada la socda ayaa horay loogu diiday inay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cadde, Xildhibaanadan ay kasoo horjeeda Madaxweynaha Galmudug […]

Continue Reading

Alshabaab oo ka hadlay aragtidooda Madaxweyne Farmaajo

Ururka Al-Shabaab ayaa markii u horeysay war ka soo saartay doorashada Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 8-dii bishan loo doortay Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Sheekh Xasan Yacquub Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Galgaduud ayaa sheegay in Farmaajo uu la mid yahay Madaxdii hore u soo maray dowladda Federaalka, isla markaana uu ka daran yahay. “Farmaajo […]

Continue Reading

Khatar Cusub: Maraykanka oo isku Balaarinaya Soomaaliya

Dowlada Maraykanka ayaa saldhigyo ciidan ka sameysatay qaar ka mid ah gobolada Soomaaliya, waxaana hadda muuqata in Maraykanku isku fidinay dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maraykanka ayaa sanadihii ugu dambeeyey  badalay aragtidiisa Soomaaliya, wuxuuna saldhigyo uu ku lahaa dalalka dariska usoo raray gudaha Soomaaliya. Dowlada Maraykanka ayaa sanadkii 1994 ciidamadiisa kala baxay Soomaaliya, kadib dagaal ay la […]

Continue Reading

Formaajoow fursaddaan nooga wada faa’iideey

Formaajoow fursaddaan nooga wada faa’iideey Soomaaliyasanadka 2017-da waxaakadhacay is baddal, si la mid ahsidii 2012-dii, xilligaasoohoggaankauuqabtaymadaxweynihiihoreahnamudanebaarlammaan, Xasan Sh. Maxammuud. Waxaasidaanwadaognahay, sanadkan loo doortaymadaxwaynahajamhuuriyaddaSoomaaliya, hoggaaminnadoonaafartasanoeenagusooaaddan, MudaneMuxammedCabdullaahiMuxammed “Farmaajo”. MudaneFarmaajowuxuuhaystaafursadaysanhaysan,soonamarinmadaxdiiugudambeysay, kana horreysayisaga. Waxaasiwadajir ah, oonkala harlahayn usoodhaweeyayummaddaSoomaaliyeed, oon u eeginreeriyokooxtoona, wuxuunaaniga ii noqonayaa, garaadkeyga, hoggaankiiSoomaaliyeedoonarko,oo loo mideysanyahayamabasiwadajir ah gobal, dagmo, iyotuulakastalagagasoodhaweeyay, markalagareebomagaalooyinka mid ah goballadawaqooyieemaamulkaSoomaaliland. MudanihiikahorreeyayXasanShMaxammuud, ma helinfursaddaas, Farmaajosewaahelay, inkastooSoomaalidaoo is […]

Continue Reading

HANKA LOO QABO IYO HOWSHA CULUS EE HORTAAL MUDANE FARMAAJO!!!.

HANKA LOO QABO IYO HOWSHA CULUS EE HORTAAL MUDANE FARMAAJO!!!. Waxaa laga joogaa dhowr cisho markii uu mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ku guuleysatay tartankii madaxwaynenimo, baarlamaanka Dowladda federalka soomaaliyana u doorteen inuu hogaamiyo dalka, 4-ta sano ee soo socota. xilligaas oo uu dusha saartay wax dhulka iyo cirka labaduba ka dhaarteen inay qaadaan kaas oo […]

Continue Reading

Maxamed Cumar Hagafey oo Muqdisho lagu dilay

Innaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Allaha u Naxariistee Mohamed Omar Hagafey Milkiilihii Idaacada Codka Gobolada Dhexe horeyna u soo noqday afhayeenkii Maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa Goordhow Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Waxaana Dilkiisa ka Dambeeyay Koox Manaxayaal ah oo aan aqoon alle ka cabsi iyo karaamada bini’aadamka Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo […]

Continue Reading