Formaajoow fursaddaan nooga wada faa’iideey
Soomaaliyasanadka 2017-da waxaakadhacay is baddal, si la mid ahsidii 2012-dii, xilligaasoohoggaankauuqabtaymadaxweynihiihoreahnamudanebaarlammaan, Xasan Sh. Maxammuud. Waxaasidaanwadaognahay, sanadkan loo doortaymadaxwaynahajamhuuriyaddaSoomaaliya, hoggaaminnadoonaafartasanoeenagusooaaddan, MudaneMuxammedCabdullaahiMuxammed “Farmaajo”.
MudaneFarmaajowuxuuhaystaafursadaysanhaysan,soonamarinmadaxdiiugudambeysay, kana horreysayisaga. Waxaasiwadajir ah, oonkala harlahayn usoodhaweeyayummaddaSoomaaliyeed, oon u eeginreeriyokooxtoona, wuxuunaaniga ii noqonayaa, garaadkeyga, hoggaankiiSoomaaliyeedoonarko,oo loo mideysanyahayamabasiwadajir ah gobal, dagmo, iyotuulakastalagagasoodhaweeyay, markalagareebomagaalooyinka mid ah goballadawaqooyieemaamulkaSoomaaliland.
MudanihiikahorreeyayXasanShMaxammuud, ma helinfursaddaas, Farmaajosewaahelay, inkastooSoomaalidaoo is baddaldooneysaykufarxeenxilligii la doortay, aannaka mid ahaadadkiiaadugufarxayunasoodhaweeyay is baddalkakadhacaydalka, haddanaSoomaalibadanayaajirtaoonkuqanacsaneyn, haba la xariirtoqaabqabiilkuwaugasoohorjeedaiyokuwanuucya kale ugasoohorjeedaba’e, isagaoonxilkahaynin wax sanaddhan, islamarkaanalaguogaankarin wax qabaduu la yimaadoayeey dad badanooqurbahakunool, bannaanbaxyokagasoohorjeesteen, wixiikadambeeyaynawaaba la joogteeyay, ayadoomeelaxun la gaarsiiyaymucaaradnimadaqaar, islamarkaanasawirradamadaxweyneXasaniyomasuuliyiinuukamidyahayguddoonkabaarlamaankamudaneMuxammed Sh. Cusmaan “Jawaari” wajiyadasawirradooda la kabeeyay.
WuxuuahaaXasanSh.Maxammuud, intaangarto, hoggaamiyihiiSoomaaliyeedeenarkooougudulqaadbadnaa. Xasanwuxuudalkakeenaymeelkawanaagsanmeeshiiuuuguyimid, walowaniguaandhaliilsanahay wax qabadkamadaxweynihiihore, markaaan u eego afar sanadoodoouuhayayxilka, dowladcaalamkuaqoonsanyahagoonkumeelgaarahayn, iyo wax yaababadan, haddanawaxaan la inkirikarin, in dalkumaantaoo ah 2017-da, uusanjoogin, meeshuujoogay 2012-dii.
MadaxweynahacusubFarmaajo, sidaansheegaybawuxuhaystaafursaddahabi ah, oouusanhaysanXasan. Wuxuuhaystaashacab, ciidaniyodhammaanummad la dhacsan, in uuhoggaankaqabto. Anigaahaanooaad u taageersanFarmaajo, soonobillaabaytaageeridiisaxilligiiuu iskacasilayxilkaraysalwasaare, waxaanka mid ahay dad badanooaamminsaninuuFarmaajo wax badanbaddalidoonouunaqabandoono. Kama saarayomeeshamarnaba,inuuyahaysiyaasiSoomaaliyeed, oo ay dhicikarto in uusan ufulin wax kastasiduu u ballanqaaday, haddanaafartasanoeesoosocotawaxaasugayamalaayiinqof, oouuasagubaogyahay. HaddiiuusannoqonFarmaajokan la sugayo, isla markaanauu marohalkasiyaasiyiinbadanmareen, kaliya ma noqondoonomadaxweynekufashilmayballanqaadyadiisii, eewuxuunoqondoonaa, madaxweynihiimalahauguhorreeyayeesababaamakallifa in ummadda Soomaaliyeedkaaamminbaxdonindambeoodurbaanka u garaacaootaageero ay u muujiyaanintaas la eg.
Waxaamuhiim ah ayana, in la helo dad Soomaaliyeedoo u diyaarsandowladnimada, balse, waxaanasiibdarro ah, in meeshiidalkukasootagayshalay, uuwalidadkeenniijoogo. UmmaddaSoomaaliyeedmarnaba is baddalkuma arag, waxaa ay is baddalka la doonayanookaliyauundalka, waanasababahaugubadanee ay u imaanwaysowadashaqayn u dhaxaysashacabkaiyomadaxda. 26sanadoodwixiinacuuryaamiyayoonacurgugshay ayaanwali u haniyohimiladwaynnahay.
Waxaan u baahannahay, in aan is baddalno, oon la jaanqaadno is baddalladadalkakadhacayaxillikasta. Waxaan u baahannahayinaanhoggaankakudhaliilno wax qabadyari, qiyaamo, qaladuugalo iyowixii la mid ah, balse uma baahnininaankumucaaradnoreer, kaganasoohorjeesannoqoys, taasiwaamiddanaragaadisay, oonanadaashatay. Waxaan u baahannahay in dadkaSoomaaliyeedwaalabee, “qaybqurbaha u qaxday, iyoqaybdalkiijoogta” in qaybtadalkiijoogta, ay is baraandowladnimada, oogaajada, oonka, dagaallada, shaqala’aanta, cudurrada, dhiigga, iyodhibaatadiiaanmuddadakusoojirnay aykaqaataancilmikufilan,taasina ay bartodowladnimada, waainey is waydiiyaanhaddiiaan in kabadan 26 sanodhibkusoojirnay, balmarkaannaaan waxkale kudayno. Waxaanu baahannahaykuweennaqurbahajira, in ay wax kabartaandowladahaku noolyihiindalalkooda, dadyowga ayla noolyihiiniyosidanabadda, barwaaqada, iyosharaftadowladnimadukagaduwantahaywaxaannaganahabsaamiyay. Waxaa u baahannahayinaankagudubno waxkastaooxunoonkuhungoownayawalAlle ha nagagudbiyee.
W/Q: Hodan Sh. Cumar