Daawo: Khudbada Musharax Prof C/qaadir M. Shirwac

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta dhageystay khudbooyinka musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, waxaana xilkaan u taagan saddex musharax, oo kala ah Axmed Shariif Cali Hilowle, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Cabdulqaadidr Maxamed Shir.

hoos ka daawo khudbada Musharax Cabdulqaadir Maxamed shirwac.