Innaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Allaha u Naxariistee Mohamed Omar Hagafey Milkiilihii Idaacada Codka Gobolada Dhexe horeyna u soo noqday afhayeenkii Maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa Goordhow Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Waxaana Dilkiisa ka Dambeeyay Koox Manaxayaal ah oo aan aqoon alle ka cabsi iyo karaamada bini’aadamka
Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo eheladii ka geeriyooday marxuumka, Allaha Janno Fardowso haka Waraabiyo. Aamiin