Milkiilaha Taleefishinka Universal oo Hargeysa lagu xiray

Wararka Maanta

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray Milkiilaha Taleefishinka  Universal Inj Axmed Abuubakar.

Axmed

Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa la sheegay in shalay Gelinkii dambe ay guri uu ka deganaa Magaalada Hargeysa ay ka ka xaysteen , islamarkaan ay xabsiga dhigeen. Ilaa iyo hadda Ma cadda Sababta ka dambeysa in la xiro  Milkiilaha Taleefishinka  Universal.