Sawirro: Dhismaha garoonka diyaaradaha Hobyo oo bilowday

Waxaa duleedka magaalada Hobyo ka bilowday dhismaha garoonka diyaaradaha Hobyo, waxaana la filayaa in muddo kooban lagu soo gabangabeeyo dhismaha dhabaha diyaaradahu ku ordaan. Mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha si wadajir ah u maalgalinaya Hay’ada SSF (Somali Stability Fund) Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya iyo dadka deegaanka. Waxaa mashruucaan ku baxaya dhaqaale ka badan 300 kun dollar, waxaana […]

Continue Reading

Saamaynta abaaraha ee korarka dhaqaalaha dalka sanadka 2017

Somaaliya waxa ay hor umar muhiim ah kagaartay dib u habaynta dhaqalaheeda iyadoo xariir wanaagsan layeelatay hay’adaha caalamiga ah e dhanka dhaqaalaha SHANTII sano ee udanbaysay. Si kastaba ha ahatee, sida kucada tala soo jeedinti afaraad e hay’adda lacagta aduunku ay bixisay 2016 saamaynta Abaarta ee dalka waxa ay sababi doonta in korarka dhaqaaluhu u […]

Continue Reading

Sheeko Jaceyl: Iska kay ilow!!! Qeybta 1-aad

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan maalin kasta oo jimce ah idiin soo gudbin doonaa haddii Alle idmo taxanaha sheekooyin jaceyl. Maanta waxaan idiin soo bandhigeynaa Qeybta Koowaad ee sheekada ciwaankeedu yahay ISKA KAY ILOOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII….. waxaana qalin u qaadatay Fatxi Xaaji Abshir [Niiniile]. Hadaba ka bogasho wacan. Goor sheegtadu waxaay ahayd 3:00pm galabnimo xili salaada casir […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo xilka la wareegay

Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah (16-Feb-2017) xilka ugala wareegay madaxwaynihii hore mudane Xasan Shiikh Maxamuud,kaddib munaasib lagu qabtay Villa Somalia. Madaxwaynihii hore ayaa madaxwaynaha cusub ku wareejiyay dukumintiga dowladda, hadiyado magaca Soomaaliya uu kusoo qaaday oo isagu jira dahab iyo luul,sidoo kale wuxuu ku wareejiyay calanka Soomaaliya. […]

Continue Reading

Ciidamadii Huwanta oo dib u laabtay

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ciidamadii Huwanta ayaa dib uga soo laabtay magaalada Hobyo, oo ay Shalay galab gaareen, ciidamadan oo watay gaadiid farabadan ayaa maanta duhurkii dib uga ruqaansaday Hobyo. Ciidamadan oo saaka gudaha u galay magaalada Hobyo ayaa booqday dekeda iyo garoonka diyaarada Hobyo. Ciidamadan ayaa ku baxay wadada aada magaalada Galkacyo, […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Ciidamada Huwanta oo gudaha u galay Magaalada Hobyo

Shabakadda Ceelhuur Online (ceelhuur.com) ayaa heshay sawiradii ugu horeeyey ciidamada huwanta, ciidamadan ayaa xalay ku hoyday duleedka Hobyo, ciidamadan ayaa saaka gudaha u galay magaalada Hobyo, waxaana la ogeyn ujeedada ay ciidamadu u galeen gudaha magaalada. Shacabka magaalada ayaa tuban wadooyinka iyagoo eegaya ciidamadan oo wata gawaari farabadan, ciidamadan ayaa isugu jira ajnabi iyo Soomaali, […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Xilka la wareegaya

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhaceysa Munaasabada xil wareejinta Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynhii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ku wareejin doona Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb geli doona Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari, qaar ka tirsan xubnaha Labada Gole ee Dowladda Federaalka, xubno ka socda […]

Continue Reading

Garoonka diyaaradaha Cadaado oo dib u howl bilaabay

Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa maanta dib u bilaabay shaqadiisa, Waxaana  maalmahaan ka socday dayactir  lagu sameeynayey ranwayga garoonka, muddadii uu dayactirku socday ayaa waxaa hakad galay duulimaadyadii garoonka imaan jiray, garoonkan ayaa ka mid ahaa garoomada ugu duulimaadka badan Soomaaliya sanadkii tagay 2016. Kadib aasaaskii Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha Cadaado noqday mid aad  mashquul […]

Continue Reading