Alshabab oo gubay goobo ganacsi oo ku yaal Camaara
Ciidamada Alshabaab ayaa maanta duhurkii gudaha u galay magaalada Camaara ee koofurta gobolka Mudug, ciidamada Alshabaab ayaa gubay makhaayad iyo guri uu lahaa mid ka mid ah dadka deegaanka. Alshabaab ayaa sidoo kale horey u watay gaari iskaroge ah, nuuca dhagaxda lagu daabulo uu lahaa nin deegaanka ah, Alshabaab ayaa galabta Ka baxay magaalada, inkastoo […]
Continue Reading