Dowladda Ciidamo geysay Beledweyne
Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan waxaa saaka ka dagay ilaa 4 diyaaradood oo siday 200 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad. Sidoo kale diyaarado kale oo sida saanad iyo ciidan ayaa la filayaa in ay gaaraan Beledweyne, waxaana qorshe keenista ciidamadan yimid kadib markii Madaxweynaha Hirshabeelle Cali […]
Continue Reading