Daawo: Cadaado oo lagu soo bandhigay Silsiladda Buugaagta FARMAAL

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta WAXBARASHADA

?

C/raxmaan Cadaawe qoraaga silsilada buugaagta Farmaal ayaa dhawaan ku soo bandhigay, waxaana goobta ka soo qeybgalay masuuliyiin iyo bahda waxbarshada Galmudug, waxaana arintaan aad ugu riyaaqay dadkii ka soo qeybgalay.

Silsilada Buugaagta Farmaal 1,2,3,4 ayaa ka hadlay Naxwaha iyo higgaada Afsoomaaliga, sheekooyin xiiso leh, gabayo iyo suugaana kale, waxaana dadweynuhu iibsadeen buugaagta goobta lagu soo bandhigay.

halkaan ka daawo warbixinta.

Comments are closed.