Guddoomiye Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka Galmudug!

Guddoomiye Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka DGGM? Jimco, 17 January 2020 doorasho lagu qabtay Xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa Guddoomiyihii labaad ee Baarlamaanka Galmudug yeesho loo doortay Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah aqoon yahan Culuumta Sharciga illaa PHD kasoo qaatay Jaamacadda Umudurmaan ee dalka Suudaan sidoo kalena muddo soo ahaa hoggaanka Kuliyadda […]

Continue Reading

Muqdisho: Qiimaha Hubka oo Sare u kacay

Bilihii la soo dhaafay waxaa la dareemayaa sare-u-kaca qiimaha hubka noocyadiisa kala gadisan lagu kala iibsado, hubka fudud iyo kuwa culus ee garbaha laga tuuro ayaa dhamaantood ku yimid sare-u-kac, iyadoo arrintan dhowr arrimood loo sababeeyay, sida khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada iyo xaaladi ka jirtay Gobolka Gedo, halkaasoo dowladdu hub u daabuleysay. Dhinacyada […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Madaxda Soomaaliyeed

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqay Madaxda Soomaaliyeed inay heshiis gaaraan, iyadoo soo dhoweysay imaatinka ay Muqdisho yimaadeen Madaxda ka qeyb galeysa shirka loo balansan yahay maalinta berri. War saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in shirka uu berri ka dhacayo garoonka diyaaradaha, gaar ahaan Tendhada Afisyooni. “Nooma muuqato wax kale oo lagu […]

Continue Reading

Galmudug & DDS oo kala saxiixday Heshiis (Sawirro)

Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo wafdi Hogaanka Nabadgalyada, wasiiro iyo taliyaal ka socday hey’adaha amniga DDS uga socday magaalada Wardheer ayaa galabnimadii Jimcaha 19 Maarso 2021 soo gabagaboobay. Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed iyo heshiis ay dhinaca Galmudug u saxiixeen: Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka […]

Continue Reading

MD FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA D. GOBOLEEDYADA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR Madaxweynaha waqtigiisu Dhamaaday Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan oo labo maalmood soconaya waxaa looga gol leeyahay in lagu […]

Continue Reading

Heshiis Horudhac oo lagu gaaray Shirkii Baydhabo (Aqriso)

Guddiga Farsamada Doorashada Soomaaliya ayaa War-saxaafaddeedkan Baydhabo kasoo saarey; War-Saxaafadeed Shirka Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashada Federaalka ee ku qabsoomay magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeelgaarka ah ee Koonfur Galbeed 10-16-kii Febaraayo 2021 waxa uu ku soo dhammaaday guul. Guddiga oo ka duulaya mabaadi’da aasaasiga ah ee wadar ogol, isu tanaasul, is qancin iyo tixgalinta xaaladda dalka […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyay Shirka #Dhuusamareeb4

Shirka Wadatashiga ee maanta u furmay Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay arrinta Somaliland oo ka mid ah saddexda qodob ee ugu weyn ee ka taagan is mari waaga doorashada. Ilo ku dhow dhow kulanka ayaa sheegaya in shirka maanta uu diiradda ahaa arrinta Somaliland, iyadoo Madaxda Dowlad Goboleedyada la […]

Continue Reading

REQUEST FOR QUOTATION (RFQ) – MOIFAR-Galmudug

REQUEST FOR QUOTATION (RFQ) TO: Service Providers Galmudug State DATE: 20-01-2021 REFERENCE: RFQ- MOIFAR/Dhusamareb/0093 Dear Sir / Madam: MOIFAR-Galmudug intends to support Dhusamareb-4 summit through REFs project. Therefore. You are kindly requested to submit your quotation for the following Services before close of business as per instructions below: Daily meals,Accommodation (Dignitaries, and Cleaning Services for […]

Continue Reading

5 qodob ka ogow Shirka Warbaahinta & RW Rooble

Maamulayaasha, Agaasimeyaasha, Shaqaalaha Warbaahinta dowladda iyo xubno katirsan golaha Wasiirada ayaa kaqaybgalay kulanka oo uu soo qabanqaabiyey Xafiiska Ra’isalwasaaruhu. Ra’isalwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa qofka ugu dambeeya ee soo gala kulanka ayaa salaam iyo kaftan kaddib waxa uu ka sheekeeyey sida uu ku soo galay siyaaasadda iyo shaqooyinkii uu soo qabtay, waxa uu dulmaray […]

Continue Reading