Masuul Sare oo Mareykan ah oo safar qarsoodi ah ku yimid Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa soo gaaray wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayay Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka, iyagoona lagu soo dhaweeyay Caasimadda dalka. Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka Christopher Miller oo saacado kooban ku sugnaa Muqdisho ayaa kulan gaar ah Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula qaatay xubno ka mida ah Ciidamada […]
Continue Reading