Deg Deg: Dil ka dhacay Baledwayne
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow dil uu ka dhacay halkaasi Rag la sheegay inay hubeysnaayeen ayaa Xaafada Howl-Wadaag waxa ay ku dileen Sarkaalka tirsanaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo lagu Magacaabi jiray Cumar Cabdi Mahad. Qof ku sugan Baladweyne ayaa sheegay in Sarkaalka xilliga la […]
Continue Reading