SAWIRO:Guddoomiye Mursal oo shir uga qeyb galay dalka Jordan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha Midowga baarlamaanada Carabta kaasoo hor u dhac u ah Shirka 29-aad ee midowga Baarlamaanada Carabta oo ka furmi Caasimada Cammaan oo ah Magaala madaxda Dalka Jordan. Kulanka ayaa […]

Continue Reading

Howlgal saakay ka socda Xaafado ka tirsan Baladweyne

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saakay waxa ay howlgallo ka wadaan Xaafadaha ay ka koban tahay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay k adhaceen falal amnidarro. Wararka aan saakay ka heleyno Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada ay ku jarmaadaeen Xaafadaha Magaalada Baladweyne sigaar ah […]

Continue Reading

Galmudug oo ka hadashay Ciidamo la wareegay Madaxtooyadda Cadaado

Dowlad Goboleedka Galmudug garabka Dhuusamareeb ayaa War ka soo saaray weerar ay ciidamada Danab iyo NISA ay kula wareegeen Xarunta Baarlamaanka  Galmudug ee ku taalla magaalada Cadaado. Agaasimaha Madaxtooyada galmudug Garabka Xaaf Maxamed Cabdi Aaadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Gaalkacyo ayaa sheegay in xilligan ay nasiibdarro tahay in iyada oo dowladda Federaalka ay […]

Continue Reading

SAWIRO:-Ciidamada AMISOM oo bilaabay ka bixitaanka Kulliyadda Jaalle Siyaad

Ciidamada AMISOM  gaar ahaan kuwa Burundi ee howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay bilaabeen inay ka baxaan Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla jidka Warshadaha oo mudo tobanaan sano ah Saldhig u aheyd. Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda oo uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka,Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wakiilka Gaarka ah ee […]

Continue Reading

SAWIRO: Puntland oo Ciidamo farabadan soo dhoobtay Gaalkacyo iyo Ujeedka…

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Ciidamo farabadan waxa uu geeyey Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,kadib markii maalmihii la soo dhaafay Magaaladaas ay ka dhaceen falal lido ku ah dhinaca Amniga, waxaana hoggaaminaya Taliyaha & Ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland. Ciidamadaan oo qaarkood wata gaadiidka dagaalka ayaa dad ku sugan Magalada gaalkacyo waxa ay Idaacadda Risaala […]

Continue Reading

Qatar oo Malaayiin Dollar u balan qaaday Soomaaliya

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa qaatay kulan looga hadlayay dhinacyo badan oo dan u ah labada dal, xoojinta xiriirka, iyo iskaashika labada dhinac. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isla gartay dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ay Dowladda Qatar ka fulinayso Soomaaliya iyo dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha oo muhiim u ah dib u soo kabashada […]

Continue Reading

Ciidamada AMISOM oo ka guuraya mid ka mid ah Xarumahooda ugu Weyn ee Muqdisho

Maanta oo khamiis ah ayaa la filayaa in Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay isaga guuraan Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magalada Muqdisho halkaas oo mudo dhowr sano ah ay gacanta ku hayaan. Mas’uuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta tagaya Kulliyadda Jaalle Siyaad si ciidamada […]

Continue Reading