Itoobiya oo bilowday dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Kenya

Dowladda Itoobiya ayaa bilowday dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Kenya oo maalmihii lasoo dhaafay kala qaatay Safiiradda ka dib markii uu xoogeystay Muranka badda ee ka dhex taagan labadda dal. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa u yeeray Maalmihii ugu dambeeyay Madaxda Soomaaliya iyo Kenya, waxaana ugu dambeyntii ay aqbaleen in la wada hadlo oo lasoo Afjaro Khilaafka labada […]

Continue Reading

Xarunta Cilmi baarista ee RAAS oo qabatay Dood ku saabsan Haweenka iyo Xadgudubyada ka dhanka ah (Sawirro)

Xarunta Cilmi baarista ee RAAS Institute for Policy Analysis ayaa qabatay Dood Cilmiyeed ku saabsan Haweenka iyo Xad-gudubyada Kufsiga, gaar ahaan sadaxdii sano ee lasoo dhaafay. Doodan ayaa lagu casuumay bulshada qeybeheeda kala duwan sida, Culimaa’udiin, odayaal dhaqameed, xubno u dhaqdhaqaaqa xaquuqda haweenka iyo dhalinyaro, waxaana lagu falanqeeyay kororka falalka kufsiga mudadii saddexdii sano ee […]

Continue Reading

Maraykanka: Haweeney Soomaali ah Maydkeeda laga helay Gurigeeda (Sawirro)

Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka. Haweeneydan oo lagu magacaabo Muna Kuri,. da’deedana lagu sheegay 36 sano jir ayaa warkeeda la waayey ilaa Sabtidii, waxaana markii danbe meykeeda laga helay isla gurigii ay ku nooleyd […]

Continue Reading

Dibadbaxayaal caraysan oo isku soo baxay Boosaaso

Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa Maanta banaanbax ka dhigay  dad ka careysan Go’aan kasoo baxay Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland kaas oo ay  ku xirayaan suuqa kalluunka iyo marsada ee ku dhexyaalla dekedda Boosaaso. Banaanbaxayaasha oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxa ay sheegeen in Go’aankaas uu yahay mid dhibaato ku ah […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo gaaray Addis Abeba (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo la yeelanaya isla maantaba Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Labada masuul ayaa kawada hadi doono xoojinta xiriirka labada dal oo uu ugu horeeyo […]

Continue Reading

Carabey” DF waa Saxantahay inay Joojiso Lacagtii Galmudug

Iyada oo dhowr mar uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug Garabka Gaalkacyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka jaratay lacagihii ay siin jirtay ayaa waxaa in lacagaha laga jaro Galmudug taageeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Garabka Cadaado Maxamed Xaashi Carabeey. Isaga oo la hadlayay mid ka mid ay TV-yada ku hadla […]

Continue Reading

(Sawirro) Rag Dilalka Dadka Muqdisho Al-shabaab u qaabilsanaa oo Gacanta lagu dhigay

Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhiga demadaas waxa ay kusoo bandhigeen Saddex Rag ah oo la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen dilalka qorsheysan ee laga fuliyo degmooyinka Dharkenley iyo Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Saddexda Ragga ah ayaa iyaga oo Warbaahinta la hadlayay waxa ay sheegeen inay Shabaab u qaabilsanaayeen dilalka kana howlgalayaan […]

Continue Reading