Sawirro: Shirkii Galmudug iyo Ahlu sunna oo ka furmay Jabuuti

Waxaa goordhow ka furmay dalka Jabuuti Shir looga hadlayo dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunna, Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay wufuud ka socota labada dhinac, waxaana si wadajir ah u hogaaminaya Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa socon doono saddex maalmood sida la qorsheeyey, waxaana maanta looga hadlayaa […]

Continue Reading

Madaxweynaha Ahlusuna oo rajo ka muujiyay Shirka Jabuuti

Sheikh Maxamed Shaakir Madaxweynaha Gobalada dhexe oo magaalada Nairobi kula hadlay warbaahinta ka hor inta uusan u dhoofin Dalka Jabuuti ayaa shegay in magaalada Nairoobi uu ku soo gaaray ka qeyb galka wada hadalada Galmudug iyo Maamulka Gobalada Dhexe ‘’Waxa halkan u imid sidaad la wada socotaan dedaalada xalka loogu raadinayo khilaafka hareyay Gobalada dhexe […]

Continue Reading

Borussia Dortmund Oo Iska Fasaxaysa Pierre-Emerick Aubameyang bisha Janaayo

Borussia Dortmund ayaa go’aansatay inay iibiso weeraryahan Pierre-Emerick Aubameyang bisha Janaayo ka dib dhowr arimood oo anshax la xiriira, sida ay sheegayaan wararka. Ciyaaryahanka Gabon ayaa la rumeysan yahay inuu soo daahay dabayaaqadii tababarka horaantii bishii November, xayiraadii labaad ee sanadkaas. Natiijadaas darteed, Aubameyang ayaa la siiyay ganaax taasoo keentay inuu seego kulankii Dortmund ee […]

Continue Reading

Miyuu dhamaaday Khilaafkii Madaxda Galmudug?

Magaalada jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa maanta gaaray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Duucalle Geelle (Xaaf) ku xigeeniikiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo wasiirada Maamulkaas. Waa markii ugu horaysay ee labada Masuul wada galaan Safar Shaqo waxii ka danbeeyay Khilaafkoodii soo biloway daba yaaqadii Bishii September ee sanadkaan Madaxda Galmudug ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Hobyo

Roobab mahiigaan ah ayaa xalay iyo maanta ka da’aya degmada Hobyo iyo Tuulooyinka Hoos yimaada koofurta Gobolka Mudug, Roob Mir ah ayaa xalay ka curtay deegaanadaas. Waxaana wali da’aya Roob biyo dhigay magaalada. Deegaanada Xeebta Gobolka Mudug muddo saddex sano ah kama di’in roob fiican, waxaana roobka heleen ku diirsaday dad iyo Duunyo. Togaga biyo […]

Continue Reading