Ahlu-sunna oo ku kala qaybsan Wadahadalada Galmudug

Madaxwayne ku xigeenka Ahlu-sunna Cabdulaahi Xirsi Diirshe Daacad oo ka hadlayay Shirka lagu heshiisiinayo Maaamulkiisa Ahlu-sunna iyo Galmudug oo Shalay ka furmay Jabuuti ayaa Dhaliilay Shirka.Daacad waxuu ugu horayn Sheegay inuu soo dhawaynayo tilaabo kasta oo loo maro wado sax ah ee layskugu keenayo Maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljamaaca balse Shirka Jabuuti uusan ahayn mid […]

Continue Reading

Akhriso:Magacyada Madaxda Ka qayb-galaysa Caleemasaarka Kenyatta

Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka socota Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Caleemasaarka Kenyatta waxaa bar bar socday banaanbax ay ku baaqeen hoggaamiyayaasha mucaaradka Kenya oo sheegay in Nairobi iyo Gobollada kale ee Kenya ay ka dhici doonaan dibadbax ka dhan ah Kenyatta. Madaxweynayaasha ka qaybgelaya Caleemasaarka Kenyatta waxaa ka […]

Continue Reading

Haweeney 65-sano jir ahayd oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa xalay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ku dilay haweeney 65 sano oo ka tirsanaan jiray Ciidamada Milateriga Soomaaliya. Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Siteey Maxamed Aadan, waxaana ay aheyd howlgab sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxo ku hubeysan bastoolado ay ku dileen agagaarka gurigeeda, kadibna […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Danjire Aamina Maxamed, Sii-haya Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed Sheekh (Bagadi) iyo Diblomaasiyiin ka […]

Continue Reading

Farmaajo oo ka qayb galaya Caleemasaarka Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Maanta galinkii danbe u ambanaxay magaalada Nairobi, halkaasoo maalinta berri uu kaga qeyb galayo ayaa xaflada caleema saarka Madaxweynaha  Kenya Uhuru Kenyatta Madaxweyne Farmaajo ayaa ka mid noqonaya madaxda wadamo badan oo caalamka ka socda, kuwaasoo ka qeybgalaya xaflada caleema saarka Madaxweynaha  Kenya ee dhowaan mar labaad loo doortay […]

Continue Reading

Cali Gacal’Shirka Jabuuti maaha mid lagu heshiinayo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wax laga waydiyay Shirka Maanta ka Furmay Dalka jabuuti ee u Dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu-suuna kaas oo ay garwadeen ka yihiin Dowladda Jabuuti Iyo Urur Goboleedka IGAD. Cali gacal ayaa sheegay in sharkaasi uusan ahayn mid si Rasmi al lagoo dhamayn doono […]

Continue Reading

Waa kuma Wasiirka ugu da’da yar adunida?

.Shamma Bint Suhail Faris Al Mazrui waxay dhalatay 1994-ti waa siyaasiyad caan ah, waana Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada ee Imaaraadka Carabta. Waxaa xilkaa loo magacaabay Bishii Febraayo 2016, ayada oo markaa noqotay wasiirka ugu da’da yar dunnida. Shamma wuxay ku dhalatay kuna kortay Abu Dhabi, Waxay haysataa Jaamacadda Heerka-koobaad(Bachelor) Dhaqaalaha(Economic) ah ee Jaamacadda New York University […]

Continue Reading