Maraykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen Sargaal ka tirsanaa Daacish-ta Somalida

Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay duqeyn ka dhacday Gobolka Bari ee deeganada Puntland in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Kooxda Daacish iyo ilaaladiisa. Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka Bohole oo qiyaastii 70-KM u jirta Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari. Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo Mareykanka ka caawiya duqeymaha laga […]

Continue Reading

Kooxdii Dishay Haweenaydii 65-sano jirka ahayd oo la qabtay

Kadib hawlgal ciidamada Nabad Suggida ay ka sameeyeen deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo xubno Shabaab ka tirsanaa. Hawlgalka ayaa waxaa lagu soo qabtay saddex nin oo habeen hore dil ka gaysatay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana ay dileen haweenay da’ aheyd. Ciidamada NISA […]

Continue Reading

(Sawiro) Farmaajo oo ka qayb galay Caleema-saarkii Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada […]

Continue Reading

Somalia iyo Qadar oo Heshiis hormarimeed kala saxiixday

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday goor dhow magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malya oo dollar iyadoo saxiixa heshiiskana uu goobjoog ka ahaa ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Heshiiskan oo ah mid mashaariic horumarineed loogaga hirgelinayo wadanka Soomaaliya ayaa yimid kadib markii uu saaka soo gaaray magaalada Muqdisho […]

Continue Reading